Kulamadii u socday Xaaf & RW Khayre oo War Murtiyeed laga soo saaray (Akhriso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay magaalada Cadaado maalintii Khamiista ee ay taariikhdu ku beegnayd 27-ka Juun, 2019. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay qodobo muhiim ah oo la xiriira arrimaha dib … Continue reading Kulamadii u socday Xaaf & RW Khayre oo War Murtiyeed laga soo saaray (Akhriso)